Mac-hadka fasiix wuxuu idiin diyaariyay fasalo aad qaab online ah ugu baranayso afka Carabiga muddo kooban iyo manhaj tayaysan .
Mac-hadka waxaa lagu dhigaa manhaj caalami ah oo ay diyaariyeen khuburo aqoon sarre u leh baridda luuqadda Carabiga.
Fasiix Academy wuxuu idiin diyaariyay macallimiin luuqadda u dhashay kuna xeeldheer inay luuqadda Carabiga baraan dadka aan ku hadlin.
Waxaad heli doontaa caawin,iyo hagid khaas ah. Macallimiin khibrad leh ayaa diyaar u ah inay ka caawiyaan ardayda su'aalaha iyo caqabadaha ay la kulmaan.
Heerka 1aad: Bilow
Koorsadaan waa diiradda lagu saarayaa barashada aas-aaska luuqadda Carabiga iyadoo laga bilaabayo meesha ugu hoosaysa.
Heerka 2aad: Bilow
Ardaygu wuxuu bilaabaa dhisidda jumlado dhaadheer iyo wada sheekaysi faahfaahsan, wuxuu sidoo kale baranayaa naxwe aasaasi ah, isagoo akhriya qoraallo gaagaaban oo leh macno dhaqan iyo bulsho.
Heerka 3aad: dhexdhexaad
Koorsadaan waa diiradda lagu saarayaa barashada aas-aaska luuqadda Carabiga iyadoo laga bilaabayo meesha ugu hoosaysa.
Barashada Carabigu waxay fure u tahay diinta, dhaqanka, ganacsiga iyo xirfadaha isgaarsiineed ee caalamiga ah.
Luqadda Diinta & Dhaqanka
Carabigu waa luqadda Qur’aanka iyo Sunada Nabiga (NNKH), waana furaha fahamka diinta Islaamka, dhaqanka iyo hiddaha taariikhiga ah ee Muslimiinta.
Fursado Caalami ah
Carabigu waa mid ka mid ah lixda luqadood ee rasmiga ah ee Qaramada Midoobay, taas oo kordhisa fursadaha shaqo, waxbarasho iyo xiriirrada caalamiga ah.
Kobcinta Aqoonta & Xirfadaha
Barashada Carabigu waxay kobcisaa maskaxda, waxayna fure u noqotaa horumar shaqsiyadeed iyo xirfadeed, iyadoo kuu furaysa suuqyo shaqo iyo cilmi-baaris cusub.
The Evolution of Arabic Calligraphy
Trace the history and artistic development of Arabic calligraphy, from ancient scripts to contemporary styles.
Exploring Arabic Cuisine: A Culinary Journey
Discover the diverse flavors and regional specialties of Arabic cuisine, with recipes and cultural insights.
Modern Arabic Literature: Trends and Authors
Dive into the world of modern Arabic literature, featuring prominent authors and emerging trends in contemporary writing.
Ku soo biir boqolaal arday oo madasheenna ka barta luuqadda Carabiga.