FASIIX Academy

LanguageBeginner

Heerka 2aad: Bilow

Ardaygu wuxuu bilaabaa dhisidda jumlado dhaadheer iyo wada sheekaysi faahfaahsan, wuxuu sidoo kale baranayaa naxwe aasaasi ah, isagoo akhriya qoraallo gaagaaban oo leh macno dhaqan iyo bulsho.

Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Instructor
10 hours
5 lessons
beginner
$0
Enroll Now
Heerka 2aad: Bilow

Waxyaabaha aad baran doonto

Erayo balaadhan oo gaadhaya ilaa 1600 oo kelmadood.
Awood uu ku sameeyo jumlado xoogaa adag isla markaana uu adeegsado waqtiyada (Tagtay – Joogto – Mustaqbal).
Inuu ka hadlo mawduucyo sida waxbarashada, shaqada, safarka, iyo sharaxa meelaha iyo dhacdooyinka.
Akhrinta qoraallo gaagaaban iyo fahamka fikradda guud, isagoo sidoo kale ka soo saari kara faahfaahin.
Inuu qoro jumlado xiriir ah oo sharaxaya maalintiisa ama war uu akhriyay.

Heerka Aqoontiisa Luqadeed

📈

📈 Ardaygu wuxuu gaarayaa heer A2 – Bilow Sare (Elementary), isagoo awood u leh wada sheekaysi gaaban iyo fahamka qoraallo fudud si cad.

Course Curriculum

Module 1 - Hordhac

1 lessons
hordhaca koorsada
Preview
5:00

Module 2 - 📘 التحية والتعارف

3 lessons
▶ التحية والتعارف – Salaanta iyo is-barashada
8:00
▶ مفردات متعلقة: – Erayo la xiriira
6:00
▶ الأعداد من 1 – 5 – Tirooyinka 1 ilaa 5
6:00

Module 3 - 📘 الأسرة

3 lessons
▶ أفراد العائلة – Xubnaha Qoyska
8:00
▶ أماكن في البيت وخارجه – Meelo guriga iyo dibadda ka mid ah
6:00
▶ الأعداد من 6 – 10 – Tirooyinka 6 ilaa 10
6:00

Module 3 – السكن

3 lessons
▶ الاستفسار عن السكن – Weydiinta hoyga
8:00
▶ غرف البيت والأثاث – Qolalka guriga iyo alaabta
6:00
▶ أيام الأسبوع – Maalmaha Todobaadka
6:00