FASIIX Academy

LanguageBeginner

Heerka 1aad: Bilow

Koorsadaan waa diiradda lagu saarayaa barashada aas-aaska luuqadda Carabiga iyadoo laga bilaabayo meesha ugu hoosaysa.

Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Instructor
10 hours
5 lessons
beginner
$0
Enroll Now
Heerka 1aad: Bilow

Waxyaabaha aad baran doonto

xarfaha iyo dhawaaqyada Af-Carabiga iyo awoodda lagu akhriyo laguna qoro.
Barashada ku dhowaad 700 oo eray oo muhiim u ah nolosha maalinlaha ah.
Adeegsiga jumlado fudud sida isbarasho, weydiinta waxyaabo, sifeynta waxyaabo ama dad, iyo wada sheekeysiyo.
Horumarinta xirfadda maqalka iyo fahamka weeraha fudud.

Heerka Aqoontiisa Luqadeed

📈

📈 Ardaygu wuxuu gaaraa heerka A1 – bilow hoose (Beginner), wuxuuna awoodaa inuu la falgalo xaalado fudud isagoo si cad u hadlaya,iyo inuu fahmo qoraallada gaagaaban.

Course Curriculum

Module 1 - Hordhac

1 lessons
hordhaca koorsada
Preview
5:00

Module 2 - 📘 التحية والتعارف

3 lessons
▶ التحية والتعارف – Salaanta iyo is-barashada
8:00
▶ مفردات متعلقة: – Erayo la xiriira
6:00
▶ الأعداد من 1 – 5 – Tirooyinka 1 ilaa 5
6:00

Module 3 - 📘 الأسرة

3 lessons
▶ أفراد العائلة – Xubnaha Qoyska
8:00
▶ أماكن في البيت وخارجه – Meelo guriga iyo dibadda ka mid ah
6:00
▶ الأعداد من 6 – 10 – Tirooyinka 6 ilaa 10
6:00

Module 3 – السكن

3 lessons
▶ الاستفسار عن السكن – Weydiinta hoyga
8:00
▶ غرف البيت والأثاث – Qolalka guriga iyo alaabta
6:00
▶ أيام الأسبوع – Maalmaha Todobaadka
6:00