Waxyaabaha aad baran doonto
Erayo guud oo gaareysa 2400 oo eray.
Akhrinta qoraallo dhaadheer oo ku saabsan mowduucyo diini,bulsho iyo dhaqan ah,isaga oo fahmaya fikradda guud iyo faahfaahinta.
Qorista mowduucyo sida dhacdooyin guud, sharaxa xaalado, ama muujinta aragti.
Kartida wadahadal ku saabsan arrimaha maalinlaha ah iyo sababaha uu aragtidiisa u hayo.
Hadal cad oo muuqda, iyadoo khaladaadku yaryihiin marka laga hadlayo mowduucyada caadiga ah.
Heerka Aqoontiisa Luqadeed
📈
Ardaygu wuxuu gaaraa heerka B1 (Intermediate) Wuxuu awood u yeelanayaa inuu si kalsooni ah u dhexgalo nolosha maalinlaha iyo shaqada, isla markaana akhriyo qoraallo dhererkoodu dhexdhexaad yahay.
Course Curriculum
Module 1 - Hordhac
1 lessonshordhaca koorsada
PreviewModule 2 - 📘 التحية والتعارف
3 lessons▶ التحية والتعارف – Salaanta iyo is-barashada
▶ مفردات متعلقة: – Erayo la xiriira
▶ الأعداد من 1 – 5 – Tirooyinka 1 ilaa 5
Module 3 - 📘 الأسرة
3 lessons▶ أفراد العائلة – Xubnaha Qoyska
▶ أماكن في البيت وخارجه – Meelo guriga iyo dibadda ka mid ah
▶ الأعداد من 6 – 10 – Tirooyinka 6 ilaa 10
Module 3 – السكن
3 lessons▶ الاستفسار عن السكن – Weydiinta hoyga
▶ غرف البيت والأثاث – Qolalka guriga iyo alaabta
▶ أيام الأسبوع – Maalmaha Todobaadka