FASIIX Academy

LanguageBeginner

Arabic for Beginners: Level 4

Koorsadaan ujeedkeedu waa in ardayga loo diyaariyo isticmaalka af-Carabiga si aqoon ahaan ah, isagoo ku tababaranaya xirfadaha qorista iyo muujinta fikradaha, akhriska qoto dheer, iyo ka qaybgalka doodaha dhaadheer, isagoo ka hadlaya mowduucyo dhaqan, diin iyo arrimo bulsho ah.

Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Cabdiwahaab Cabdiraxmaan
Instructor
10 hours
5 lessons
beginner
$0
Enroll Now
Arabic for Beginners: Level 4

Waxyaabaha aad baran doonto

Eray gaaraya in ka badan 3200 eray.
Akhrinta qoraallo dhaadheer, falanqayntooda iyo fahamka fikradaha qotada dheer.
ku-hadal aan hakad lahayn oo ku saabsan mowduucyo kala duwan.
Qorista maqaallada
Wuxuu awood u yeellan doonaa inuu fahmo muuqalada iyo wararka warbaahinta.

Heerka Aqoontiisa Luqadeed

📈

Ardaygu wuxuu gaaraa heerka B2 – ka sarreeya dhexe (Upper Intermediate). Wuxuu awood u leeyahay ka qaybgal wax ku ool ah doodaha, qorista qoraallo tacliimeed oo gaagaaban, iyo akhrinta qoraallo xoogaa adag.

Course Curriculum

Module 1 - Hordhac

1 lessons
hordhaca koorsada
Preview
5:00

Module 2 - 📘 التحية والتعارف

3 lessons
▶ التحية والتعارف – Salaanta iyo is-barashada
8:00
▶ مفردات متعلقة: – Erayo la xiriira
6:00
▶ الأعداد من 1 – 5 – Tirooyinka 1 ilaa 5
6:00

Module 3 - 📘 الأسرة

3 lessons
▶ أفراد العائلة – Xubnaha Qoyska
8:00
▶ أماكن في البيت وخارجه – Meelo guriga iyo dibadda ka mid ah
6:00
▶ الأعداد من 6 – 10 – Tirooyinka 6 ilaa 10
6:00

Module 3 – السكن

3 lessons
▶ الاستفسار عن السكن – Weydiinta hoyga
8:00
▶ غرف البيت والأثاث – Qolalka guriga iyo alaabta
6:00
▶ أيام الأسبوع – Maalmaha Todobaadka
6:00